Jowhar: 05- February 2025KULANKA SOO JEEDINTA GUULAHA IYO CAQABADAHA 2024 & QORSHAYAASHA 2025 OO GALAY MAALINTIISII LABAAD
Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Hirshabelle ayaa maanta sii waday kulanka qiimeynta waxqabadka ee sanadka 2024 iyo qorsheynta himilooyinka 2025, kaas oo maalintiisii labaad ka socday xarunta
READ MORE